Itoobiya oo soo dhoweysay dadaallada dhex-dhexaadinta ee Kenya iyo Uganda

Xasan Sheekh iyo Abiy Ahmed

Dowladda Itoobiya ayaa soo dhaweysay qorshaha Kenya iyo Uganda ay ku doonayaan inay ku dhex-dhexaadinayaan khilaafka kala dhaxeeya Soomaaliya.

Madaxweynaha Kenya ayaa arrintan dhowaan ka sheegay shir madaxeedka dalalka EAC ee Arusha. Hase yeeshee Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan wada-hadal la galeyn Itoobiya illaa ay ka laabato heshiiskii is-afgarad ee Somaliland.

Warkan waxaa soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.

Your browser doesn’t support HTML5

Itoobiya oo soo dhoweysay dadaallada dhex-dhexaadinta ee Kenya iyo Uganda