Ilaa 12 qof ayaa ku dhimatay iska horimaad shalay ka dhacay degaan lagu magacaabo Shiila-Madow oo ku taal meel u dhow magaalada Caabduwaaq kadib muran ka dhashay hub ay galbinayeen ciidamada dawladda.
Muran iyo dood ayaa ka dhashay hubkan. Warbixintan waxaa inoo haya Haaruun Macruuf.
Your browser doesn’t support HTML5
Iska horimaad ka dhashay hub la isku haysto oo ka dhacay Caabudwaaq