Boosaaso —
Iska hor imaad sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay ka dhacay xeebta magaalada Boosaaso.
Iska hor-imaadka ayaa u dhaxeeyey ciidamada amniga Puntland iyo rag la sheegay inay hub kasoo dejinayeen xeebta Boosaaso.
Wariyaha VOA-da Faaduma Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan soo dirtay.
Your browser doesn’t support HTML5
Iska hor-imaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay xeebta Boosaaso