Isbitaalka degmada Aadan Yabaal oo dib loo furay 15 sano kadib 

Degmada Aadan Yabaal

Degmada Aadan Yabaal

Isbitaalka guud ee degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa dib loo furay kadib 15 sano, iyada oo maleeshiyada Al-shabaab dhawaan laga saaray degmadaas, kadib 15 sanadood oo ay ka talinayeen.

Warbixin arrintaas ka ku saabsan waxaa innoo haya wariyaha VOA-da Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Isbitaalka Aadan Yabaal mar kale dib loo howlgaliyay 15 sano kadib L.m4a