Waraysi: Ergayga Qaramada Midoobay Nick Kay

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay ayaa sheegay in booqashadii shalay ee 15-ka xubnood ee Golaha Ammaanku ay ku tageen Soomaaliya ay ahayd mid clamaad wanaagsan u ah Soomaaliya.

Waraysi uu siiyey VOA ayuu kaga hadlay booqashadii shalay ee xubnaha Golaha Ammaanka ee QM, xaaladda Abaaraha Soomaaliya, doorka al-Shabab ee Abaaraha iyo weliba xiriirka dawladda iyo Puntland iyo Somaliland iyo UNSOM.

Waraysiga waxaa la yeeshay Haaruun Macruuf

Hoos ka dhagayso

Your browser doesn’t support HTML5

Nick Kay

Qeybta Labaad ee Wareysiga Danjire Nick Kay waxaa wadajir u soo jeedinaya Mohamed Olad Hassan iyo Mohamed Abdi Sandhere.

Your browser doesn’t support HTML5

Waraysi: Ergayga Qaramada Midoobay Nick Kay