Imaam Masjid oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa saaka lagu dilay mid ka mid aha Imaamyada Masaajidda ku yaalla degmada Wadajir. Dilkan ayaa bulshada deegaanka ay aad uga argagaxeen, dadka dilayna waxay ka baxsadeen goobta.

Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Imaam Masjid oo lagu dilay Muqdisho