Ilhaan oo soo dhoweysay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo maalintii labaad booqasho ku joogta magaalada Muqdishu ayaa soo dhowaysay hawlgallada ciidamada dawladda Soomaaliya ee ka dhanka ah ururka Al-Shabaab.

Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa hadalkan ka sheegtay munaasabad xalay ka dhacday magaalada Muqdisho, oo uu soo qaban-qaabiyey xafiiska ra’iisul wasaare Xamza.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Ilhaan oo soo dhoweysay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab