Muqdisho —
Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ku sugan xildhbaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Congaress-ka Maraykanka.
Xildhibaan Ilhana Cumar ayaa toddobaadkii hore timid waddanka iyadoo kusoo degtay magaalada Garoowe ee maamul goboleedka Puntland.
Imaatinkeedii shalay iyo ujeedada safarkeeda waxaa warbixintan inooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5
Ilhaan Cumar oo maalintii labaad ku sugan Muqdisho