New York —
Barnaamijka Ileyska VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muhiimadda cunaqabataynta hubka ee dhowaan laga qaaday Soomaaliya. Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.
Your browser doesn’t support HTML5
ILEYSKA VOA: Muhiimadda xayiraadda hubka ee laga qaaday Soomaaliya