Ileyska VOA: Maxay Soomaaliya uga dhigan tahay dayn cafinta Paris Club?

Somalia EU

Barnaamijka Ilayska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ay Soomaaliya uga dhigan tahay daynta ay ka cafiyeen dalalka ku jira Naadiga Paris, taasi oo gaaraysa laba bilyan oo dollar.

Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Ileyska VOA: Maxay Soomaaliya uga dhigan tahay dayn cafinta Paris Club?