ILEYSKA VOA: Maxay ka dhigan tahay ku biirista Soomaaliya ee EAC?

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay ku biiristii Soomaaliya ee Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) iyo waxa ay ka dhigan tahay. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

ILEYSKA VOA: Maxay ka dhigan tahay ku biirista Soomaaliya ee EAC?