Ileyska VOA: Maxay isku hayaan wasaaradaha maaliyadda DF iyo dowlad goboleedyada?

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khilaafka u dhaxeeya wasaaradaha maaliyadda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada iyo waxa uu salka ku hayo.

Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Ileyska VOA: Maxay isku hayaan wasaaradaha maaliyadda DF iyo dowlad goboleedyada?