Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dagaalka ay iska kaashaanayaan dowladda federaalka iyo shacabka ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab iyo haddii uu ka dhigan yahay bilowga dhammaadka Al-Shabaab. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.
Your browser doesn’t support HTML5
ILEYSKA VOA: Dagaalka socda ma ka dhigan yahay billowga dhammaadka Al-Shabaab?