Ileyska VOA: Dadaallada Mareykanka ee xasillooni kusoo dabaalidda Afrika

Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka ee Afrika Molly Phee

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dadaallada ay waddo dowladda Mareykanka ee ku aadan xasillooni kusoo dabaalidda dalal badan oo ka mid ah Afrika.

Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Ileyska VOA: Dadaallada Mareykanka ee xasillooni kusoo dabaalidda Afrika