ILEYSKA VOA: Ahmiyadda is-cafinta ee xalinta colaadaha Soomaalida

Nabad

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay is-cafinta iyo ahmiyadda ay u leedahay colaadaha, gaar ahaan bulshada Soomaalida.

Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xassan.

Your browser doesn’t support HTML5

ILEYSKA VOA: Ahmiyadda is-cafinta ee xalinta colaadaha Soomaaliya