HRW oo Eedaysay Kooxaha Soomaalida

HRW oo Eedaysay Kooxaha Soomaalida

Warbixin ay soo saartay hay'adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa lagu sheegay in kooxaha Soomaalidu ay ku guul-daraysteen inay caruurta dagaalka ka ilaaliyaan.

Qaybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso warbixinta oo dhamaystiran.