Howlgallo lagu qaaday jidgooyooyin oo laga fuliyey Bardaale

Gobolka Baay

Maamulka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa howgallo ay maalmahan fuliyeen ku guuleystay inay ku qaadaan jidgooyooyin yaalay degmada Bardaale ee Gobalka Bay, kuwaas oo dhibaato ku ahaa isku socodka gaadiidka iyo shacabka.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Baydhaba ka soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Howlgallo lagu qaaday jidgooyooyin oo laga fuliyey Bardaale