Soomaaliya Howlgal mukhaadaraad iyo dad lagu soo qabtay oo ka dhacay Garoowe Juun 11, 2024 Garoowe Arag Fikradaha Garoowe — Howlagal ay magaalada Garoowe ka samynayeen habeenadii la soo dhaafay ciidamo isku dhaf ah ayay ku soo qabteen mukhaadaraad lagu gubay Garoowe, sidoo kalana la xukumay dadki lagu soo qabtay mukhadaradkaas. Wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb ayaa warkaan kasoo diray Garoowe. Your browser doesn’t support HTML5 Howlgal mukhaadaraad iyo dad lagu soo qabtay oo ka dhacay Garoowe