Muqdisho —
Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya maanta ku geeriyooday haweeney lagu magacaabi jiray Luul Cabdicasiis oo aheyd hooyo uur leh, sidoo kalana haysatay carruur agoon ah.
Sida ay ehelladeeda sheegeen, Luul waxaa gubay nin ay u dhexday, kaas oo aan illaa iyo hadda aan lasoo qaban.
Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warkaan Muqdisho kasoo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Hooyo la sheegay inuu gubay saygeeda oo Muqdisho ku geeriyootay