Hooyo isticmaalka TikTok darteed loogu dilay Caabudwaaq

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dil Isniintii ka dhacay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud, dilkaasi loo gaystay gabadh la sheegay inay wax ku gudbin jirtay baraha bulshada.

Warbixintan waxaa inoo haysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Hooyo isticmaalka TikTok darteed loogu dilay Caabudwaaq