Hoggaanka Dhexe ee 'maamulka SSC Khaatumo' oo la doortay

SSC Khaatumo

Magaalada Laascaanood oo colaad ay ka taagnayd tan iyo dabayaaqadii sannadkii tagay ayaa maanta lagu doortay hoggaanka Dhexe ee maamulka loogu magac daray SSC Khaatumo.

Warbixintan waxaa soo diray Cabdikariim Olol.

Your browser doesn’t support HTML5

Hoggaanka Dhexe ee maamulka SSC Khaatumo oo la doortay