Kim Jong Il oo Geeriyooday

Kim Jong Il oo Geeriyooday

Hogaamiyihii Kuuriyada Woqooyi ayaa maanta geeriyooday isaga oo da'diisu ay ahayd 69 jir, waxana xilka qaban doona wiilkiisa Kim Jong Eun.

Hogaamiye Kim Jong Il ayaa maanta geeriyooday isaga oo da'diisu ahayd 69 jir, waxana xilka qaban doona wiilkiisa Kim Jong Eun.

Hogaamiyaha ayaa in dhowaalaba xanuunsanaa.

Wararka oo dhameystiran, kala soco idaacadahaya soo socda.