Degmo-xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug, waxaa dhibaato ku haya bacad guuraya oo aasay qeybo ka mid ah degmadaasi.
Dadka degan Hobyo ayaa sheegay in bacaadkani uu ka dhashay dhir badan oo laga jaray hareeraha degmadaasi iyo waliba isbaddelka cimillada.
Weriyaha VOA, Cabdicasiis Barrow ayaa warbiixntan noo soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Magaalada Hobyo oo halis ku jirta