Hay’adda Amnesty ee xaquuqda Aadanaha ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqday inay ku dhaqanto 10-ka qodob ee qorshaha arrimaha xuquuqda bani’aadanimada, iyada oo dhinaca kale Waaaradda Warfaafinta oo ay VOA la xiriirtay ay ka gaabsatay inay ka hadlaan sida ay u arkaan Warbinta Amnesty.
Wariyaheenna Khadar Maxamud Xareed ayaa warbixintan inoo soo diray.