Hawlgallo Amni oo Muqdisho laga Fuliyey

Hawlgalkan oo la fuliyey 24kii saacadood ee u dambeeyey ayaa ciidanka Nabad-sugidda ee DKMG ahi sheegay inay hadda hayaan 400-500 oo qof.

Wareysi arrintaas la xiriira oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.