Haweenka iyo Qoyska: Muhiimadda xirfadaha gabdhaha

VOA oo kulan dadweyne ku qabatay Garoowe

Dhageyso Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan oo ku saabsan xirfadaha ay gabdhaha kusoo barteen guryaha waalidkood iyo sida ay u anfacdo marka ay qurbaha yimaadaan.

Dhageyso barnaamijka oo ay soo diiyaarisay soona jeedineyso Caasho Ibrahim Aden.

Your browser doesn’t support HTML5

Haweenka iyo Qoyska