Haweenka iyo Qoyska: Haddii hooyadu ay ku biirto siyaasadda, saameyn intee le'eg ayay qoyska ku yeelataa? 

Asha Gelle

Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska, waxaan toddobaadkan kusoo qaadaneynaa hooyada siyaasadda ah iyo saameynta ay ku yeelato qoyska marka ay ku biirto siyaasadda.

Waxaa marti ku ah Marwo Caasha Geelle Diiriye oo ku dhawaad 30 sano ku jirtay arrimaha siyaasadda, waxaana barnaamijka soo diyaarisay, soona jeedineysa Faadumo Yaasiin Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

BARNAAMIJKA QOYSKA.m4a