Berbera —
Marka laga hadlayo farsamayaaqanada dhismyaasha waxaa u badan ragga, laakiin waxaa muuqata inay gabdhuhuna samaynayaan dadaal ah inaysan xirfaddan faraha uga qaadin ragga.
Injineer Hibaaq Maxamed Cilmi waa injineer dhismaha guryaha, waxayna magaalada Berbera ka bilowday ku shaqaynta farsamada.
Waxa magalada Berbera waraysigan kaga qaaday Xamse Cali Jeesto
Your browser doesn’t support HTML5
Haweenka Injineerada ah oo kusoo badanaya Somaliland