Hargeysa: Rag lagu fulin lahaa dil toogasho oo laga laabtay

Waxaa maanta deegaanka Mandheera oo ah goob lagu fuliyo dilka ama qisaas laga furay Tiirkii loogu xidhay si loo toogto laba nin oo ka mid ahaa 6 maxbuus oo dil ku xukunaa.

Labada nin ayaa la sii daayay ka dib markii ay ka heshiiyeen ehellada labada dhinac, sida uu warbiixntan kusoo diray weriyaha VOA ee Hargeysa Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Hargeysa: Rag lagu fulin lahaa dil toogasho oo laga laabtay