Hargeisa: Shaqaalihii ugu badnaa oo loo eeryay eedeymo la xiriira musuq-maasuq

Cabdikariin Axmed Mooge

Dawlada Hoose ee magaalada Hargeisa ayaa sheegtay in shaqaalihii ugu badnaa ee ka hawlagalayay xafiisyada dawlada hoose ay shaqadooda ku waayeen arrimo la xiriira musuq-maasuq iyo laaluush.

Duqa magaalada Cabdikarim Axmed Mooge oo arrintan ka hadlay ayaa sidoo kale dadweynaha kula dardaarmay inaanay laaluush bixinin.

Warkan waxaa Hargeisa nooga soo dirtay wariyahayaga Sagal Mustafe Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Hargeisa.mp3