Hanti-dhowraha Somaliland oo gudbiyey xisaab xirka dowladda

Xukuumadda Somaliland

Xukuumadda Somaliland

Hanti-dhowraha guud ee Somaliland ayaa maanta u gudbiyey Golaha Wakiilada ee Somaliland xisaab xidhka dawladda ee sanadka 2021-ka.

Haddaba Khadar Maxamed Cakule ayaa hanti-dhawraha guud wareystay Axmed Yusuf Dirir warbixinta uu gudbiyey.