Barn. Hambalyada iyo Heesaha

Barn. Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka waxaan idiin ku soo gudbineynaa dhambaalada dhageystayaasha ay isu diraan iyo heeso aad u macaan.

Barnaamijka waxaan idiin ku soo gudbineynaa dhambaalada dhageystayaasha ay isu diraan iyo heeso aad u macaan.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdicasiis Xuseen iyo Sahra Ciidle.