Hambalyada iyo Heesaha: Lafoole

Hambalyada iyo Heesaha: Lafoole

Barnaamijka waxaa todobaadkan VOA-da kala qeyb qaadanaya Fannaanka Soomaaliyeed Maxamed Xasan Xuseen (Lafoole).

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha waxaa todobaadkan VOA-da kala qeyb qaadanaya Fannaanka Soomaaliyeed Maxamed Xasan Xuseen (Lafoole).

Barnaamijka waxaad ku maqli doontaan hambalyo ay isu diyaraan dhageystayasha VOA-da iyo codkii fannaan Lafoole.

Sahro Cabdi Axmed iyo Cabdicasiis Xuseen Cismaan ayaa si wadajir ah u soo jeedinaya.