Barnaamijka Hambalyada iyo Heesha waxaad ku maqli doontaan Hambalyada ay isu diraan dhageystayaasha VOA-da iyo heeso aad u dabacsan.
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha waxaad ku maqli doontaan hambalyo ay isu gudbiyaan dhageystayaasha VOA-da iyo heeso aad u dabacsan.
Barnaamijka waxaa si wadajir ah u soo jeedinaya Cabdulcasiis iyo Sahro Ciidle.