Hambalada iyo Heesaha: 01.08.2010

Hambalada iyo Heesaha: 01.08.2010

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha todobaadkan aad ku maqli doontaan Hambalyo ay isu dirayaan dhageystayaasha VOA-da iyo Heeso aad u macaan.

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha waxaad ku maqli doontaan waraaqaha ay isugu hambalyeynayaan Dhageystayaasha VOA-da iyo Heeso macaan.

Barnaamijka waxaa si wadajir ah u soo jeedinaya Sahro Ciidle Nuur iyo Cabdicasiis Xuseen Cismaan.