Halkee wax u marayaan ergadii isku xilqaantay nabadeynta colaadda Sool?
Laascaanood
Hargeysa —
Ergadii isku xilqaantay nabadayta colaadda gobolka Sool, gaar ahaan dagaalladii ka dhacay Laascanood ee ogolaanshiyaha ka haystay maamulka Somaliland ayaa ka war bixiyay halkay wax umarayaan iyo waxyabihii u qabsoomay.
Odayaasha waxa ay sheegeen in wajigii hore ee dadaalkoodu uu soo dhammaaday, ayna ku noqon doonaan Hargeysa.
Wariyaha VOA-da Sagal Mustafe Xassan ayaa warbixintan Hargeysa ka soo dirtay.
Your browser doesn’t support HTML5
Halkee wax u marayaan ergadii isku xilqaantay nabadeynta colaadda Sool?