Halkee marayaan howlaha dhismaha dekadda Hobyo?

Dekadda Hobyo

Magaalada Hobyo ayaa waxaa ka socda dadaallo ku aaddan dhismaha dekadda Hobyo, halkaas oo ay gaareen Injnieerada loo xil-saaray howsha dhismaha dekadda.

Dhaq-dhaqaaqyada dhul iibisaga iyo kobaca magaalada ayaa kordhaayey tan iyo intii la shaaciyay dhismaha dekadda iyo rajada kheyraadka shidaaka ah ee laga sheegay xeebaha kulaala Hobyo.

Gudoomiye ku-xigeenka degmada Hobyo Mukhtaar Cabdullaahi Maxamed ayaa VOA uga warramay halka ay marayaan howlaha dhismaha dekadda Hobyo.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkee marayaan howlaha dhismaha dekadda Hobyo?