Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo xilka la wareegay

Gudoomiyaha cusub ee gobolka Maxamed Amiir oo xalay xilka la wareegay ayaa sheegay in uu noqon doono gudoomiyihii ugu dambeeyay ee la soo magacaabo, dadkan caasimaddana ay soo dooran doonaan maamulkooda.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa isagana sheegay in 55 sano kadib markii ugu horraysay shacabka loo celinayo awoodda iyagoo soo dooran doona madaxda xukumaysa sida duqa caasimadda oo kale.

Warbixintan waxaa diyaariyey Cabdulqaadir Maxamed Mursal.

Your browser doesn’t support HTML5

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo xilka la wareegay