Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo tafsiir sharci weydiistay Maxkamadda Sare

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland Muuse Xasan Yuusuf ayaa VOA u xaqiijiyey inay qoraal nuxurkiisu yahay tafsiir sharci u gudbiyeen Maxkamadda Sare ee Somaliland.

Tafsiirka sharci iyo waxa uu ku saabsan yahay ayaa weriyahayaga Hargaysa Khadar Maxamed Cakule uu ka waraystay guddoomiyaha guddiga doorashada.

Your browser doesn’t support HTML5

Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo tafsiir sharci weydiistay Maxkamadda Sare