Guddiga doorashooyinka Somaliland oo ka jawaabay go'aankii Maxkamadda Sare

Guddoomiyaha guddiga dooraahooyinka Somaliland Muuse Xasan Yuusuf ayaa ka hadlay go’aankii Maxkamadda Sare isagoo sheegay inay la tashan doonan dhammaan saamileyda siyaasadda Somaliland.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Guddiga doorashooyinka Somaliland oo ka jawaabay go'aankii Maxkamadda Sare