Waxaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa gudidda doorashooyinka iyo xisbiyada Somaliland, kuwaasi oo la sheegay inay ka wada hadleen diiwaan-galinta cod-bixiyayaasha.
Warkan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Guddiga doorashooyinka iyo xisbiyada Somaliland oo kulmay