Guddiga doorashada Somaliland oo la kulmay xisbiyada

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa maanta la kulmay saddexda Xisbi siyaasadeed ee Somaliland, kulankaasi oo la sheegay in lagaga wada hadlay arrimaha doorashooyinka.

Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Guddiga doorashada Somaliland oo la kulmay xisbiyada