Guddiga diiwangelinta ururada siyaasadda Somaliland oo soo saaray go’aanno horleh

Madaxda Xisbiyada Somaliland

Guddiga diiwangalinta ururada siyaasada Somaliland ayaa soo saaray go’aanno ay wax kaga bedeleen habraacii ay ururadu u marayeen isu soo baxyada taageerayashaooda ee madax taabashada ah, iyadoo tirada dadka laga rabo ururada ee Gobolka Sool la dhimay.

Arrintan ayaa ururada qaarkood ka hadleen.

Warbixintan waxaa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Guddiga doorashada Somaliland.mp3