Goobihii la qarxiyey ee Beledweyne oo dayactir lagu billaabay

Beledweyne

Toddbaakdii hore magaalada Beledweyne waxaa ka dhacay qaraxyo ay ku dhinteen in ka badan 20 qof, kuwaasi oo sidoo kale burburiyey dhismayaal iyo goobo ganacsi oo ku yaalla magaalada.

Qaraxyada ayaa loo adeegsaday saddex baabuur oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa. Haddaba nadiifin iyo dib u dayactir ayaa lagu bilaabay dhimayaashii ku burburay qaraxyadaas

Warbixintan waxaa Beledweyne kasoo diray wariyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Goobihii la qarxiyey ee Beledweyne oo dayactir lagu billaabay