Waxaa si gaabis ah ku bilowday waxbarashada qaar ka mid ah Iskuulada magaalada Baledweyne kadib fatahaadii magaalada ku dhufatay bishii hore.
Ardayda Baledweyne sanadkan uma fariisan imtixaankii sanad dugsiyeedka.
Hadaba ma jirtaa qorshe loo diyaariyay sida imtixaankii baaqday laga yeelayo iyo waxa laga yeelayo ardayda meelaha fog u barakacay su,aalahasi iyo kuwa kale waxaa wariyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane uga jawaabay Maamulaha Iskuulka Hiiraan Integrate ee Magaalada Baledweyne Cabdulqaadir Nuur Dhayib.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso wareysiga waxbarashada Beedweyne.m4a