Muqdisho —
Golaha Wasiirada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay 10 safiir oo cusub oo Soomaaliya uga howlgeli doona qaar ka mid ah dalalka caalamka ee ay Soomaaliya wadaagaan xiriirka diblomaasiyadeed.
Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho.
Your browser doesn’t support HTML5
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyey 10 safiir oo cusub