Golaha Wasiirada Somaliland oo ka shiray is-afgaradka Itoobiya

Somaliland

Golaha wasiirrada ee Somaliland ayaa maanta shir ka yeeshay is-afgaradka ay 1-dii Janaayo wada gaareen Somaliland iyo Itoobiya.

Is-afgaradka ayaa Somaliland ay ku sheegtay inay marin-badeed 20km ah kaga kiraynayso Itoobiya muddo 50 sano ah, halka Itoobiya ay Somailand u fidinayso aqoonsi, sida uu sheegay madaxwyenaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Cabdi.

Warbixintan waxaa Hargaysa kasoo diray Hamse Cali Jeesto.

Your browser doesn’t support HTML5

Golaha Wasiirrada Somaliland oo ka shiray is-afgaradka Itoobiya