Golaha Wasiirada oo ka hadlay weerarkii Kulliyadda Jaalle Siyaad

Golaha Wasiiarada

Golaha Wasiirada Soomaaliya, oo maanta ku kulmay magaalada Muqdisho, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii Isniintii lagu qaaday Kulliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho.

Weerarka oo ahaa qarax is-miidamin ah ayaa waxaa ku dhintay 25 ka tirsan ciidanka, in ka badan 70 kalena ay ku dhaawacmeen. 24 ka mid ah askarta dhaawacantay ayaa la sheegay in dhaawacoodu halis yahay.

Wariyaheena Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan kasoo dirty Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Golaha Wasiirada oo ka hadlay weerarkii Kulliyadda Jaalle Siyaad