Golaha Wasiirada cusub ee Somaliland oo la ansixiyey

Golaha Wasiirada Somaliland

Baarlamanka Somaliland ayaa maanta ansixiyay wasiirrada cusub ee xukuumadda madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro.

Dowladda cusub ee Somalland ayaa shaqadeeda billaabaysa iyadoo Somalland ay ka taagan yihiin caqabado dhinaca amniga ah, iyo dagaallo u dhaxeeya qabaa’iillada qaarkood.

Sahra Ciidle ayaa warbixntan diyaarisay.

Your browser doesn’t support HTML5

Golaha Wasiirada cusub ee Somaliland oo la ansixiyey