Muqdisho —
Xildhibaannada Aqalka Hoose ee baarlamanaka Soomaaliya ayaa maanta cod aqbaliyad ah ku ansixiyey sharciga hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha.
Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5
Golaha Shacabka oo ansixiyey sharciga hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha